Daawo:Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub

hirshabeele

Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa kulan ay manta yesheeyn ku ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Dr Cabdixakiim luqmaan Xaaji Maxamed, iyada oo Xildhibaannada cod gacan taag ah ay ku ansxiyeen Golaha Wasiirada.

Guddoomiyaha oo soo xiray kulanka ayaa sheegay indhamaan  xildhibaannada ay cod wada ogol ah ay ugu codeeyeen xukuumadda cusub ee uu dhawaan soo dhisay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.