Beesha Bartire oo si weyn u dhaliilay Ra’isul Wasaare Xamsa kana soo horjeestay Wasiirada cusub

Xamze

Waxgaradka, Siyaasiyiinta. Xildhibaanada iyo Qaybaha kala duwan ee Beel waynta Bartire ayaa si weyn u dhaliilay Ra’isul Wasaare Xamsa kana soo horjeestay dhismaha Golaha Wasiirada Cusub ee uu shalay ku dhawaaqay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.