Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo la Kulmay wafti ka socda Ciidamada Dowlada Itoobiya

laftagareen

Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa qaabilay Taliyaha guud ee Ciidanka Liyuu Boolis General Xaaji Tuur iyo sarkaal kale oo ka socda Militeriga Itoobiya.

Kulankan ayaa kusoo beegmaya xilli ay dhawaan dagaallo xuduudka Dowlad deegaanka Soomaalida iyo Gobolka Bakool ku dhex mareen ciidanka Liyuu Boolis iyo Kooxda argagixisada Alshabaab.

Dhanka Kale Madaxwayne Laftagareen iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ayaa isku afgartay inay yeeshaan wada shaqan dhow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.