Daawo:Wasiir Kuxigeenkii Wasaarada Qorshaynta ee Maanta La Magacaabay oo Iscasilay

Maxamed

Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Qorshaynta Soomaaliya, Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa iska diiday xilka loo magacaabay kadib markuu sheegay inay beeshiisa leedahay wasiir Buux.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.