Ciidan Xooga Dalka oo Burburiyey Fariisimo Shabaab ku lahaayeen Shabeelada Hoose

ciidan

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Howlgal Qorsheysan ku burburiyey Fariisimo Nabadiidka Al-shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga Gobolka Shabellaha Hoose .

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Howlgalka ka fuliye degaanada kala ah Baladul Amiin, Buulo Cadey,Buulo war muusow,Buulo jamal eenow.

Taliyaha Ururka 64 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Cali Cabdullahi Halac oo Howlgalka Hogaaminaye ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Dalka ay Cagta Mariyeen Fariisimo iyo Goobo Maxkamad beenaad u ahaa Nabadiidka Al-shabaab .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.