Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2022

zakriya

Daawo:Xildhibaan Zakariye oo ku Dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne Soomaaliya

31st March 2022 admin 0

Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa magaalada Muqdisho kaga Dhawaaqay in uu yahay Musharaxa Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

hirshabeele

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay ergada Soo xulaysa 2 kursi ee ku hartay Beladweyne

31st March 2022 admin 0

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa waxa uu shaaciyay Guddiga Xulista Ergada (GXE) iyo Jadwalka cusub ee labada kursi ee ka dhimanaa Kuraasta taala deegaan doorashada […]

haween

Guddiga Qoondada Haweenka oo eedeeyn usoo Jeediyey Maamul goboleedyada

31st March 2022 admin 0

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Soomaaliyeed ayaa ka codsaday Ra’iisal wasaaraha XFS iyo Guddiga Doorashooyinka in la ilaaliyo Qoondada Haweenka kuraasta ku dhiman magaalada Baledweyne., Maadaama […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka FEIT iyo xoghayeyaasha  Labada Aqal

31st March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo xoghayeyaasha guud ee Golaha Shacabka […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug oo Gudoomiye u Magacaabay Gaalkacyo

31st March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Mudug ee Galmudug u magacaabay Axmed Xuseen shire (bukhaari). Guddoomiyaha […]

deni

Deni oo diidan inuu xilka iska Casilo ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirada

31st March 2022 admin 0

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa magacaabis iyo isbedel loogu sameeyay xubnaha golaha wasiirada maamulka, waxayna kala yihiin: Waxaa Cabdiraxmaan […]

rooble

Daawo:Rooble oo Shaaciyey inuu Cadaalad u goobayo Ikraan iyo Aamino

31st March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ballan qaaday in aanu ka hari doonin caddaalad u raadinta Ikraan Tahaliil iyo Allah u naxariistee xildhibaan […]

Rooble iyo Madaxwayne kxigeenka Galmudug oo kawada hadlay Xaalada Galmudug

30th March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid. Ra’iisul Wasaaraha Rooble iyo madaxweyne […]

guudlaawe

Sawiro:Madaxwaynaha Hirshabeelle oo la kulmay Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha

30th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Madaxtooyada Magaalada Beledweyne kula kulmay Gudiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka. Madaxweynaha waxaa […]

calisomali

Daawo:Garyaqaan Cali Somali ayaa Sharaxay waxa looga hadlayo Shirka Garsooreyaasha

30th March 2022 admin 0

Garyaqaan Cali Shiikh Aadan Yusuf “Cali Somali” oo kamida oo ka mid ah guddiga qaban qaabada Shirka Madasha Garsoorayaasha dalka kaas oo ka socda Magaalada muqdisho […]

wasiir

Wasiir Dubbe oo Sheegay Xildhibaan Odawaa Dabeecad Xumo ayuu ka qaaday Mucaaradnimada

30th March 2022 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada federaalka ah ee soomaaliya Senator Cismaan Abuukar Dubbe oo ka Jawaabayey eedeyn uu Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa ayaa waxuu sheegay Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa […]

rooble

Sawiro:Rooble oo kulan la qaatay Xoghayeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare

30th March 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa qaabilay xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BJFS Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux […]

sayid

Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland oo Furay Shirka sedex billaha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

29th March 2022 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta ka furay Magaalada Kismaayo Shirka isku xirka Howlaha Laamaha Hay’adda Socdaalka iyo […]

muse

Daawo:Muuse Biixi oo Ka Qaybgalay Aas Qaran oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdiqaadir Xaashi

29th March 2022 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Baqiic ee Waqooyiga caasimadda Hargeysa loogu sameeyey marxuum Cabdiqaadir Xaashi Cilmi […]

waayeel

Jaaliyada Galjubba ee Uk ayaa Soo dhaweysay Dib u Magacaabida Wasiirka Arimaga Gudaha Galmudug

29th March 2022 admin 0

Shalay Bay ahayd markii Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor uu shaqadiisa dib ugu celiyay wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed […]

Posts pagination

1 2 … 11 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes