Daawo:Garyaqaan Cali Somali ayaa Sharaxay waxa looga hadlayo Shirka Garsooreyaasha

calisomali

Garyaqaan Cali Shiikh Aadan Yusuf “Cali Somali” oo kamida oo ka mid ah guddiga qaban qaabada Shirka Madasha Garsoorayaasha dalka kaas oo ka socda Magaalada muqdisho ayaa waxuu ka warbixiyey waxa looga hadlayo shirka Madasha Garsoorayaasha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.