Wasiir Dubbe oo Sheegay Xildhibaan Odawaa Dabeecad Xumo ayuu ka qaaday Mucaaradnimada

wasiir

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada federaalka ah ee soomaaliya Senator Cismaan Abuukar Dubbe oo ka Jawaabayey eedeyn uu Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa ayaa waxuu sheegay Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa dabeecad Xumo ayuu ka qaaday Mucaaradnimada joogtada ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.