Rooble iyo Madaxwayne kxigeenka Galmudug oo kawada hadlay Xaalada Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid.

Ra’iisul Wasaaraha Rooble iyo madaxweyne ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ka wada hadlay qodobbo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Amniga Galmudug, La dagaallanka argagixisada , dib u heshiisiinta iyo isu soo dhaweynta bulshada Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.