Sawiro:Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka FEIT iyo xoghayeyaasha  Labada Aqal

Rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT iyo xoghayeyaasha guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BFS, oo uu kala hadlay qorshaha shahaaddo siinta iyo dhaarinta xildhibaannada labada aqal si waafaqsan jadwalkii guddiga FEIT horay u soo saaray.

Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa lafilayaa in 14 Bisha Abriil ay soo gaba gabeeyaan dhaarinta xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.