Guddiga Qoondada Haweenka oo eedeeyn usoo Jeediyey Maamul goboleedyada

haween

Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Soomaaliyeed ayaa ka codsaday Ra’iisal wasaaraha XFS iyo Guddiga Doorashooyinka in la ilaaliyo Qoondada Haweenka kuraasta ku dhiman magaalada Baledweyne., Maadaama Maamul Goboleedyada, Banaadiriga iyo Gobolada waqooyi boobeen qoondadii Haweenka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.