Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay ergada Soo xulaysa 2 kursi ee ku hartay Beladweyne

hirshabeele

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa waxa uu shaaciyay Guddiga Xulista Ergada (GXE) iyo Jadwalka cusub ee labada kursi ee ka dhimanaa Kuraasta taala deegaan doorashada 2aad ee magaalada Beladweyne.

Guddiga ayaa xusay 01/04/2022 oo maalinta beri ku beegan inay tahay Diiwaangelinta ergada iyo Murashixiinta, halka 02/04/2022: la qaban doono doorashada kuraasta kala ah HOP#019, HOP#059.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.