Jaaliyada Galjubba ee Uk ayaa Soo dhaweysay Dib u Magacaabida Wasiirka Arimaga Gudaha Galmudug

waayeel

Shalay Bay ahayd markii Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor uu shaqadiisa dib ugu celiyay wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel).

Jaaliyada GalJubba ee Uk ayaa waxay soo dhaweeyeen dib u magacaabista Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel), waxayna Madaxwaynaha Galmudug uga Mahadceliyeen inuu aqbalay Codsigii ka yimid Bulshada Galmudug dal iyo dibad kaas oo ahaa in Galmudug u baahan tahay Wasiir Cabdi waayeel iyo kuwa la midka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.