Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2022

Abiy

Abiy Axmed oo Lagu soo dhaweeyey Dalka Imaaradka Carabta

29th January 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ku tagay Magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Ra’iisul Wasaarahe […]

laftagareen

Maamulka KGS oo Noqday Kii Ugu horeeyey oo Shaaciya Kuraaasta Deegaan doorashada 2aad

28th January 2022 admin 0

Guddiga hirgelinta Doorashada Maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya ( SEIT ) ayaa noqday Kii ugu horeeyay ee Shaaciya Kuraaasta Deegaan doorashada 2aad, wuxuuna Shaaciyay 13 Kursi oo […]

qoorqoor

Daawo:Beesha Mareexaan oo Qoorqoor Uga Digay in Kursiga HOP89 Cid loo Xiro

28th January 2022 admin 0

Waxgaradka ,Dhalinyarada, Iyo Siyaasiyiinta iska leh kursiga Hop 089 ayaa kulan ay maanta iskugu yimadeen Magaalada dhusumareeb uga soo horjeystay inkursigaa xildhibaan gaara loo xiro. […]

dagaal

Ciidanka xoogga dalka oo cagta mariyay fariisimo cadawgu kulahaa gobolka Shabeellada dhexe

28th January 2022 admin 0

Ciidamada xooga dalka soomaaliyeed gaar ahaana guutada sidaxaad qeybta 27 aad ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah kooxda nabad diidka alshabaab ka fuliyay deegaanada […]

rashin

Daawo:Barakacayaasha Xudur oo la gaarsiiyey Deeq Raashin ah

28th January 2022 admin 0

Jaaliyadda Gobolka Bakool ayaa deeq raashin ah gaarsiisay 80 Qoys oo kamid ah dad ku soo barakacay magaalada Xuddur ee gobolka Bakool.

Shilgaari

Dhimasho iyo Dhaawac ka Dhashay Shil Gaari oo ka Dhacay Gobolka Nugaal

28th January 2022 admin 0

Shil gaar oo ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Salaamo iyo Libaaxo oo ka tirsan gobolkaasi Gobolka Nugaal ay Ku dhinteen 6-qol halka 3-kalena ay […]

deni

Daawo:Afar Xildhibaan oo Lagu Doortay Xero Milatari oo Ku Taala Puntland

27th January 2022 admin 0

Afar kamid ah Xubnaha baarlamaanka Aqalka Hoose ee Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay Xerada 54aad ee Magaalada Garoowe xarunta maamulka Gobaleedka Puntland.

odawaa

Dhageyso:Jeneraal Odawaa oo ka hadlay ciidanka la geeyey Beledweyne

27th January 2022 admin 0

Taliyaha Ciidamada Militariga Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegey in ciidamadii shaley la geeyey magaalada Beledweyne ay yihiin ciidamo la dagaalamaya Al-Shabaab. Odowaa oo […]

rooble

Rooble oo codsaday in Ciidamada laga Soo cesho Magaalada Baladwayne

27th January 2022 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay doorashooyinka dalka, amniga, gaar […]

Daawo:Suuqa Bakaaraha oo xirmay kadib amar kasoo Baxay Argagixisada Daacish

27th January 2022 admin 0

Suuga Ganacsiga Magaalada Muqdisho ee Bakaaraha ayaa xiran kadib markii kooxda argagixisada Daacish ay kusoo rogtay canshuur xad dhaaf ah .

calisomali

Daawo:Garyaqaan Cali Somali oo aqriyay Warmurtiyeedka Shirka Garsoorka Dalka 2022

27th January 2022 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shirkii Garsoorka Dalka kaas oo ay kasoo qayb galeen Qaybaha kala duwan ee Garsoorka dalka Sida Gudomiyaha Maxkamadda sare […]

yuusufdabageed

Daawo:Yuusuf Daba-Geed oo Si Kulul Ugu Jawaabay Siyaasiyiintii Rooble Soo Abaabulay

27th January 2022 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-gabeed ayaa ka Jawaabay hadalkii kasoo yeeray Siiyaasiyiin hore oo kasoo Jeeda hiiraan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda […]

qoorqoor

Daawo:Waxgaradka Beesha Mareexaan oo Qoorqoor ugu digay in qof loo xiro HOP#89

27th January 2022 admin 0

Qaar ka mid ah waxgaradka iyo Bulshada beesha HOP#89 ayaa madaxweynaha Galmudug Cabdi Kaariye Qoorqoor ugu baaqay in uu ka diktoonaado musharax gaar ah oo […]

wasiir

Daawo:Wasiirkii Arimaha Gudaha oo Sheegay inaan Rooble Wax ka ogayn Ciidamada la geeyey Baladwayne

26th January 2022 admin 0

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Soomaaliya General Muqtar Xuseen Afrax iyo Masuuliyiin kasoo Jeeda Hiiraan ayaa sheegay in aaney Xukuumada Soomaaliya ka warqabin Ciidamada la geeyay […]

yuusufdabageed

Daawo:Yuusuf Dabageed oo Dowlada Uga Mahadceliyey Ciidamada ay usoo dirtay Hirshabeelle

26th January 2022 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-gabeed oo hadal soo dhaweyn ah u jeediyay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Haramcad oo […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 12 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes