Daawo:Beesha Mareexaan oo Qoorqoor Uga Digay in Kursiga HOP89 Cid loo Xiro

qoorqoor

Waxgaradka ,Dhalinyarada, Iyo Siyaasiyiinta iska leh kursiga Hop 089 ayaa kulan ay maanta iskugu yimadeen Magaalada dhusumareeb uga soo horjeystay inkursigaa xildhibaan gaara loo xiro.

Kursiga HOP089 ayaa Doorashadiisa la joojiyey Maallintii Khamiista ahayd ee aan soo dhaafnay kadib markii buuq iyo Qaylo ka dhalatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.