Daawo:Garyaqaan Cali Somali oo aqriyay Warmurtiyeedka Shirka Garsoorka Dalka 2022

calisomali

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shirkii Garsoorka Dalka kaas oo ay kasoo qayb galeen Qaybaha kala duwan ee Garsoorka dalka Sida Gudomiyaha Maxkamadda sare ee JFS, Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Taliyaha Booliska Soomaaliyed iyo marti sharf kale.

Markuu soo dhamaaday Shirka garsoorka dalka waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed waxaana Warbaahinta u aqriyey Garyaqaan Cali Shiikh Aadan Yusuf “Cali Somali”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.