Daawo:Yuusuf Daba-Geed oo Si Kulul Ugu Jawaabay Siyaasiyiintii Rooble Soo Abaabulay

yuusufdabageed

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-gabeed ayaa ka Jawaabay hadalkii kasoo yeeray Siiyaasiyiin hore oo kasoo Jeeda hiiraan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax kuwaas oo ka hadlay Ciidanka dowlada Soomaaliya ee shalay gaysay Magaalada Baladweyne.

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Haga Yuusuf Daba-geed oo shir Jaraa’id ku qabtay Baladwayne ayaa waxaa uu sheegay in siyaasiyiinta hadlay ay yihiin kuwo kuraas raadis ah oo aysan u hadli karin magaca Gobolka Hiiraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.