Daawo:Waxgaradka Beesha Mareexaan oo Qoorqoor ugu digay in qof loo xiro HOP#89

qoorqoor

Qaar ka mid ah waxgaradka iyo Bulshada beesha HOP#89 ayaa madaxweynaha Galmudug Cabdi Kaariye Qoorqoor ugu baaqay in uu ka diktoonaado musharax gaar ah oo loo xiro kursiga HOP#89.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.