Daawo:Wasiirkii Arimaha Gudaha oo Sheegay inaan Rooble Wax ka ogayn Ciidamada la geeyey Baladwayne

wasiir

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Soomaaliya General Muqtar Xuseen Afrax iyo Masuuliyiin kasoo Jeeda Hiiraan ayaa sheegay in aaney Xukuumada Soomaaliya ka warqabin Ciidamada la geeyay Baladweyne go,aana laga soo saari doono.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.