Daawo:Yuusuf Dabageed oo Dowlada Uga Mahadceliyey Ciidamada ay usoo dirtay Hirshabeelle

yuusufdabageed

Madaxweyne ku-xigeenka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-gabeed oo hadal soo dhaweyn ah u jeediyay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Haramcad oo Maanta dowlada gaysay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeelle ayaa waxaa uu sheegay in Ciidanka Haramcad ee la geeyay Baladweyne ay gurmad ahaan uga dalbadeen dowladda Federaalka oo ay Ciidankaas ay doonayaan inay soo celiyaan ammaankii Baladweyne, lana dagaalamaan kuwa kasoo horjeeda Maamulka Hirshabeelle.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.