Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2021

dabageed

Daawo:Yuusub Dabageed oo booqday askar ku soo dhaawacantay Hirshabeele

3rd August 2021 admin 0

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta booqday dhaawacyada ciidamada qalabka sida ee ku soo dhaawacmay dagaaladii Al-Shabab looga xoreynayay […]

deni

Sawiro:Deni oo Isimada Puntland kala Hadlay Xulista Xildhibaanada Aqalka Sarre

3rd August 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kulan Qado Sharaf iyo xulista Xildhibaanada aqalka Sarre kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Puntland Isimada, Dhaqanka […]

gacal

Galmudug oo magacaabay guddiga doorashada Aqalka Sare

3rd August 2021 admin 0

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug ayaa Magacaabay Guddiga Doorashada Aqalka Sare, waxa ayna ka kooban yihiin 12 xubnood oo ka tirsan Barlamaanka Galmudug. War-saxaafadeed ka soo baxay […]

cumarfilish

Video+Sawiro:Cumar Filish oo daahfuray Bandhiga Buugaagta Gobolka Banaadir

3rd August 2021 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta daahfuray Bandhiga Buugaagta Banaadir oo ay soo agaasimeen aqoonyano Soomaaliyeed. […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo kala Diray Gudiyadii Cabdixaashi iyo Mahadi Guuleed

3rd August 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in xubnaha […]

Mucaaradka oo ku guulaystay Gudoonka wakiilada Soomaliland

3rd August 2021 admin 0

Guddomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada JSL ayaa loo doortay Cabdirisaaq Khaliif oo ah xisibga wadani isagoo helay cod dhan 42 Mudane , halka Yaasiin Faratoon […]

puntland

Sawiro:Xuska aas aaska Puntland oo garoowe mar kale lagu qabtay kadib Fashil ku yimid kii 1 Agoosto

3rd August 2021 admin 0

Munaasabad loogu dabaal dagayo Sanad guuradii 23aad ee aasaaskii Puntland ayaa mar kale lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe waxaaana ka qayb galay Madaxwaynaha […]

rooble

Rooble oo shir deg deg isugu yeeray guddiga doorashooyinka gobollada Waqooyi

2nd August 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo gabagabeeyay wadatashiyadii uu la lahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo […]

Doorasho

Akhriso:Musharaxiintii ku Guulaystay Doorashadii Aqalka sare ee Koonfurgalbeed

2nd August 2021 admin 0

Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka dhacday doorashada qaar kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare oo ay codeynayaan Xildhibaannada Koonfur Galbeed, waxaana doorashada […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Soo dhaweeyey guulaha laga Gaaray howlagalada lagu bacsanayo Shabaab

2nd August 2021 admin 0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa hambalyo u diray ciidamada qalabka sida ee guulaha ka gaaray howlagalada lagu baacsanayo argagaxisada. Taliyaha Ciidanka […]

dhoore

Dhageyso:Taliyaha Ciidanka Dhulka oo sheegay inay ku wajahan yihin Xaradheere

2nd August 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka Dhulka Janaraal Maxamed Tahliil Biixi iyo Wasiiradda Amniga iyo Dhalinyarada Galmudug ayaa gaaray Saldhigii ugu weynaa Alshabaab ku lahaayeen baadiyaha Qeycad. Taliyaha Ciidanka […]

xaaf

Sawiro:Xaaf oo Dhuusamareeb Utagay inaan laga Reebin Musharaxiinta aqalka Sare

2nd August 2021 admin 0

Boqolaal dadwayne ah, saraakiil iyo askar ka tirsan guutooyinka daraawiishta Galmudug iyo Mas’uuliyiin isugu jirta Xildhibaanno iyo Wasiiro ayaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ee Ugaas Nuur […]

koonfur

Koonfurgalbeed oo qabanaysa doorashada Xildhibaanada Aqalka Sarre

2nd August 2021 admin 0

Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamul Goboleedka Koofur Galbeed ka dhacaysa doorashada Sanataro ka tirsan Xildhibaanada Aqalka Sare ee Dowladda […]

deni

Daawo:Deni oo Fashilkii ku yimid Xafladii Xuska Puntlan

2nd August 2021 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa joojiyey Xaflafii dabaal daga sanad guuradii 23aad ee aas aaska puntland waxuuna sheegay Cilad Farsamo, hab maamuus xumo […]

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo Cabdixaashi Siiyey Jaaniskii U dambeeyey

1st August 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa  mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes