Rooble oo shir deg deg isugu yeeray guddiga doorashooyinka gobollada Waqooyi

rooble

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo gabagabeeyay wadatashiyadii uu la lahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ee xal u helista doorashada hoggaanka Guddiga doorashada Gobollada Woqooyi.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shir deg deg ah bari isugu yeeray guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi, isagoo sheegay in la guddo galo doorashadii Labada Aqal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.