Daawo:Deni oo Fashilkii ku yimid Xafladii Xuska Puntlan

deni

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa joojiyey Xaflafii dabaal daga sanad guuradii 23aad ee aas aaska puntland waxuuna sheegay Cilad Farsamo, hab maamuus xumo iyo masuuliyad ka gaabin ay sameeyeen guddiga qaban qaabada inaysan Xaflada sii soxon karin raali gelina waa ka bixinayaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.