Galmudug oo magacaabay guddiga doorashada Aqalka Sare

gacal

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug ayaa Magacaabay Guddiga Doorashada Aqalka Sare, waxa ayna ka kooban yihiin 12 xubnood oo ka tirsan Barlamaanka Galmudug.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa u qorneyd sidan:

Ujeeddo: Magacaabis Xubnaha Guddiga ee Qabashada Doorashada Aqalka Sare BJFS.

Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Galmudug:

Markii uu arkay: Qodobka 43aad ee Dastuurka Dawlad Gobaleedka Galmudug

Markii uu arkay: Qodobka 7aad ee Xeer-Hoosaadka Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Galmudug

Markii uu arkay: Heshiskii doorashada 17 September ee Golaha Wadatashiga Qaran

Markii uu arkay baahida loo qabo guddi maamula hawlaha doorashada Aqalka Sare ee BJFS

Waxa uu soo saaray Guddiga Magacyadooda hoos ku xusanyihiin;

  1. Farxiyo Cabdullahi Sheikhdoon
  2. Faadumo Cabdi Weheliye
  3. Cabdiraxiin Axmed Cigaal
  4. Cabdiraxiin Axmed Bariise
  5. Cabdiwali Cali Maxamuud
  6. Cabdiwahaab Maxamed Maxamuud
  7. Cabdi Xassan Cilmi.
  8. Mursal Sh Cabiraxman Axmed
  9. Maxamed Mire Axmed
  10. Xassan Xirsi Xaashi
  11. Yuunis Maxamed Shaare
  12. Yaasiin Maxamed Sh Cabdiraxman

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.