Mucaaradka oo ku guulaystay Gudoonka wakiilada Soomaliland

Guddomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada JSL ayaa loo doortay Cabdirisaaq Khaliif oo ah xisibga wadani isagoo helay cod dhan 42 Mudane , halka Yaasiin Faratoon u helay 39 Cod.

xisbiga Talada maamulka Soomaliland haya ee Kulmiye ayaa guul daro kala kulmay doorashadii maanta ka dhacday Hargaysa ee lagu dooranyey gudoomiyaha Golaha wakiilada Soomaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.