Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2021

wasiir

Dhageyso:Wasiir Dube oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay todobaadka xoriyadda

31st May 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo gudoomay magacyada Guddiyada Doorashooyinka ee Cabashada laga muujiyey

31st May 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo kala ah Madaxweyneyaashii hore Sheikh Shariif Sheikh […]

Wasiir

Wasaaradda Waxbarashada oo diginin u dirtay Jaamacadaha aan is diiwaangalin

31st May 2021 admin 0

Wasaaradda Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dignin u dirtay Jaamacadaha Gobolada dalka ee aan weli la xiriirin Guddiga Qaranka Tacliinta […]

axmedmadoobe

Sawiro:Hogaamiyaha Jubbaland oo Kismaayo dib Ugu laabtay

31st May 2021 admin 0

Hogaamiyaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, “Axmed Madoobe” ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu ku joogay maalmahii lasoo dhaafay Magaalada […]

xasanshiiq

Midowga Musharaxiinta oo Rooble U Gudbiyey Liiska Xubnaha Guddiga Lagu Muransan Yahay

31st May 2021 admin 0

Midowga Musharaxiinta ayaa Xafiiska Ra’iisalwasaarha Soomaaliya u gudbiyaan Liiska xubnaha ku jira Guddigii lagu muransanaa ee labada heer ee doorashooyinka dalka oo horey cabasho looga […]

muuse

Madaxwaynaha Somaliland oo Saaka Codkiisa Dhiibtay

31st May 2021 admin 0

Shacabka Somaliland ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xildhibaannada golaha wakiillada iyo kuwa deegaanka. Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi […]

WASIIR

Awiro:Wasiir kuxigeenka Caafimaadka XFS oo kormeeray xarumaha Caafimaad ee magaalada Gaalkacyo

31st May 2021 admin 0

Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey Wasiir kuxigeenka Caafimaadka xukuumada Federaalka oo muddooyinkan kormeer uu ku ogaanayo baahiyaha caafimaad ee kajira deegannada Galmudug ku marayay […]

odawaa

Dhageyso:Jeneraal Odawaa oo kawar bixiyey hawlgal lagu dilay 50 Shabaab ah

30th May 2021 admin 0

Ciidanka xoogga dalka oo gobolka shabeelaha dhexe kawada howlgal lagu ciribtirayo kooxda nabadiidka ah Al-shabaab howlgaladaasi oo uu hoggaaminayo taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal […]

mahdi

Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka oo hambalyo u diray shacbiga Maamulka Soomaaliland

30th May 2021 admin 0

Iyadoo beri oo 31 May ah, Soomaaliland ka bilaaban doonto doorashooyinka baarlamaanka iyo goleyaasha degaanka, ayaa maanta waxaa dhambaal hambalyo iyo dardaaran ah u direy […]

muuse

Daawo:Muuse Biixi oo ka hadlay Doorashada Bari la Qorshaynayo

30th May 2021 admin 0

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland u diray farriin la xidhiidha doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo […]

laftagareen

Daawo:Munaasabad Lagu Taageerayo Madaxwayne Laftagareen oo ka dhacday Diinsoor

30th May 2021 admin 0

Munaasabad Lagu Taageeraayo Waxqabadka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lagta-Gareen oo Maanta Lagu Qabtey Magaalada Diinsoor ee Gobolka Baay.

balanbal

Golaha Deegaanka Balanbale oo Dooranaya Gudoomiye iyo kuxigeen

30th May 2021 admin 2

Wasaarada Arimha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Galmudug oo kaashanaysa Bulshada Demada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa Laba xubnood ee ka dhimanayd Golaha deeganka degmada […]

waayeel

Dhageyso:Cabdi Wayeel oo Sheegay inaan Madaxwayne kuixeenka galmudug xil ka qaadi karin

29th May 2021 admin 0

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyio Dib u heshiisiinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac Cabdi Wayeel ayaa sheegay inuusan madaxwayne kuxigeenka Galmudug xilka ka qaadi karin sida […]

caliciid

Qoorqoor oo Cali Ciid ku Amray in Xilka Laga qaada Wasiir Arimaha gudaha Galmudug

29th May 2021 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) kadib markii Madaxwaynaha Galmudug Asagu […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo Warqada Aqoonsiga ka gudoomay Danjiraha India

29th May 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Hindiya Mudane Virander Kumar Paul ayaa muujiyey dadaallada […]

Posts pagination

1 2 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes