Qoorqoor oo Cali Ciid ku Amray in Xilka Laga qaada Wasiir Arimaha gudaha Galmudug

caliciid

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xilkii ka qaaday wasiirkii arrimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel) kadib markii Madaxwaynaha Galmudug Asagu ka xishooday.

Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi wayeel) ayaa waxuu Diiday inuu joojiyo dhismaha golaha Degaanka Degmada Balanbal oo la dhameystiray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.