Dhageyso:Jeneraal Odawaa oo kawar bixiyey hawlgal lagu dilay 50 Shabaab ah

odawaa

Ciidanka xoogga dalka oo gobolka shabeelaha dhexe kawada howlgal lagu ciribtirayo kooxda nabadiidka ah Al-shabaab howlgaladaasi oo uu hoggaaminayo taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa argagixisada waxaa lagu gaarsiiyay jabxoogan iyadoo looga dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad.

Sidookale waxaa looga sifeeyay degaano ay kamidyihiin Gal-labashiir, War dhagax, war ciise, Gaal leef, Qoor dheere, Jilable iyo Cali Fooldheere, Galka Xarareey oo katirsha shabeelaha dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.