Golaha Deegaanka Balanbale oo Dooranaya Gudoomiye iyo kuxigeen

balanbal

Wasaarada Arimha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta Galmudug oo kaashanaysa Bulshada Demada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa Laba xubnood ee ka dhimanayd Golaha deeganka degmada Balanballe maanta soo dhameystirtey iyadoona la qanciyey beeshii tabashada qabtey.

Waxana Labada xubnood la siiyey Beesha Uurmidig Oo tabasho qabtey halkaasi uu kusoo dhamaadey cabashadii ka dhex jirtey beelaha deegaanka iyadoona Lagu wado in maanta Goloha Deegaanka Degmadda Balanballe iska dhex doortaan Gudoomiye Iyo ku xigeen
Waxana goob joog ka noqonaya Wasiirka Arimaha Gudaha Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac Cabdi waayeel iyo Shaqaalaha wasaarada arimaha gudaha.

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.