Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

Bayle

Sawiro:Wasiirka Maaliyada oo ka qeyb galay shirka Iskaashiga dalalka Geeska Afrika

31st March 2021 admin 0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) […]

Cumar

Sawiro:Gudoomiye Cumer Filish oo kulan laqaatay Bulshada Degmooyinka shangaani iyo Cabdacasiis

31st March 2021 admin 0

Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqodisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) kulan la tashi ah galabta la qaatay  Bulshada Degmooyinka Shangaani iyo Cabdacasiis. […]

Wasiir

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay inuu dalka kusoo wajahan yahay Talaal kale

31st March 2021 admin 0

Wasaaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan uu marayo qorshe dalka lagu keenayo wajiga labaad ee Talaalka karoona Feyrus oo ay gacan […]

qoorqoor

Qoorqoor oo kulan la qaatay Madaxwaynayaasha Koonfurgalbeed iyo Hirshabeelle

31st March 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane, Axmed Cabdi Kaariye ayaa casuumaad qado sharaf ugu sameyay hoyga uu ka deganyahay magalada Moqdisho madaxweynayasha koonfur Galbeed Madaxweyne Cabdi Casiis […]

ugaas

Daawo:Ugaas Maxamed ayaa Wasiirka wasaarada Caafimaadka Galmudug ku wareejiyay Qalabka Coronaha

31st March 2021 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa Wasiirka wasaarada Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Galmudug Cabdiwali Cabdulaahi jaamac ku wareejiyay qalabka Coronaha sida Machinada iyo BBE kaas oo ka […]

MahadSalaad

Toos u Daawo Kulanka Xildhibaanada oo Furmay Iyo 15 Xildhibaan Oo Ka Maqan

31st March 2021 admin 0

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oolaga mamnuucay 15 Xildhibaan oo lagu sheegay inay qaswadayaal yihiin. Ajenadaha […]

cagjar

Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa ka hadlay dhibka kajira qaadashada Baasaborka Itoobiyaanka

31st March 2021 admin 0

Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida mudane. Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in la wado sidii laanta socdaalka iyo jinsiyadaha xarunteeda Jigjiga looga dhigi lahaa mid adeeg […]

Rooble

Dowladda Soomaaliya oo markale baaq u dirtay Deni iyo Axmed Madoobe

30th March 2021 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay mar kale ugu baaqeysaa madaxda dowlad-goboleedyada ka maqan Shirka Wadatashiga Qaran ee Arrimamaha Doorashooyinka inay ku soo biiraan, si arrimaha […]

madoobe

An immediate Extension or Unconditional Election the choice is yours

30th March 2021 admin 0

Traditionally the true Somali patriotic people will not accept a forceful will of others and never kneel-down their hostile enemies. Surely, it is they and […]

mursal

Baarlamaanka Soomaaliya oo beri ka shiraya Coronaha iyo arrimo kale

30th March 2021 admin 0

Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wargaliyey inay kasoo qayb galaan kulan bari oo arbaca ka dhacaya Xarunta Barlamaanka ee Villa Soomaaliya. Xildhibaanda ayaa lagu […]

deni

Sawiro:Deni iyo Axmed Madoobe oo kulan Xalane kula yeeshay Wakiilada Beesha Calaamka

30th March 2021 admin 0

Madaxweynaha jubbaland Axmed Madoobe iyo oo uu wehelinayo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Dani, ayaa kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya. Kulanka ayaa […]

Rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka

30th March 2021 admin 0

Ra’iisul Waasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya oo ay ka wada hadleen dar-dar […]

laftagareen

Madaxwaynaha koonfurgalbeed ayaa kulan la Qaatay Gudoomiye Mursal

30th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Villa Hargeysa kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Barlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed […]

Janan

Daawo:Shacabka Gedo oo Soo Dhaweeyey Heshiiskii Cabdirishiid Janan iyo Dowlada

30th March 2021 admin 0

Shacabka Magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa aragtidooda ka dhiibtay Heshiiskii dhex maray Dowladda Soomaaliya iyo Wasiirkii hore ee Amniga Jubbland Cabdirishiid Janan.

deni

Deni oo ku fashilmay wareejinta dekada Garacad

30th March 2021 admin 0

Wararka ka imanaya magaala xeebeeedka Garacad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi maanta laga soo celiyey diyaarad sidday wefti ka socday dalka Imaaraadka Carabta […]

Posts pagination

1 2 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes