Qoorqoor oo kulan la qaatay Madaxwaynayaasha Koonfurgalbeed iyo Hirshabeelle

qoorqoor

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane, Axmed Cabdi Kaariye ayaa casuumaad qado sharaf ugu sameyay hoyga uu ka deganyahay magalada Moqdisho madaxweynayasha koonfur Galbeed Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maxamed “Lafta gareen” iyo Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Cabdulaahi Xuseen.

Qadada kadib Madaxda waxaa ay qaateen kulan ay ugu arinsanayeen dardargelinta arimaha doorashooyinka Dalka taas oo intii mudo ahba ka jiran Qilaaf kaas oo ka imaanayey Madaxwaynashaa Puntland iyo Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.