Toos u Daawo Kulanka Xildhibaanada oo Furmay Iyo 15 Xildhibaan Oo Ka Maqan

MahadSalaad

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oolaga mamnuucay 15 Xildhibaan oo lagu sheegay inay qaswadayaal yihiin.

Ajenadaha kulanka Xildhibaanada ayaa ah Cudurka Coronaha, u codeynta laba xubnood oo kamid noqonaya Guddiga Madaxa-banaan ee Xuduudaha.

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya ayaa hada jeedinaysa khudbad ku saabsan dhibaatada coronaha soomaaliya ku hayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.