Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa ka hadlay dhibka kajira qaadashada Baasaborka Itoobiyaanka

cagjar

Madaxwaynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida mudane. Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in la wado sidii laanta socdaalka iyo jinsiyadaha xarunteeda Jigjiga looga dhigi lahaa mid adeeg hufan oo casri ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.