Baarlamaanka Soomaaliya oo beri ka shiraya Coronaha iyo arrimo kale

mursal

Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wargaliyey inay kasoo qayb galaan kulan bari oo arbaca ka dhacaya Xarunta Barlamaanka ee Villa Soomaaliya.

Xildhibaanda ayaa lagu wargaliyey inay bari markii Saacada tahay 9:00 Subaxnimo ay yimaadan agandaha kulanka barlamaanka ayaa lagu sheegay sadex qodob oo kala ah.

1. Covid19 .
2. U Codeyn Laba Xubnood oo Guddiga Madaxa banann  ee Xuduudaha.
3. U Codeyn Sharciga Qaxootiga Qaranka
Saacadu waa 09:00 subaxnimo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.