Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2020

Rooble

Ra’iisal wasaare Rooble oo maanta ku wajahan magaalada Baydhabo

22nd November 2020 admin 0

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inay gaaraan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee dawlad […]

itoobiyamekele

Ciidamada Itoobiya oo la wareegay Adigrat oo u jirta 2 Saac oo gaari ah Xarunta Tikrayda

22nd November 2020 admin 0

Ciidamada Militariga Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeedu ku sii durkayaan gobolka woqooyi ee Tirgay oo ay magaalada Adigrat ka qabsadeen xoogaga u daacad ah xukuumadda […]

wasiirsiraaji

Sawiro:Dib u hagaajin lagu sameeyey qaab dhismeedka maamulka Wasaaradda arimaha dibada

21st November 2020 admin 0

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdullaahi Siraaji, ayaa maanta oo Sabti ah shir-guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee […]

Musharaxiinta

Daawo:Midowga Musharaxiinta oo ka Warbixiyay Kulanka Muqdisho uga Furmay

21st November 2020 admin 0

Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2021 oo shir uga furmay Muqdisho ayaa ka warbxiyey waxa shirkooda ku saabsanaa . Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galay […]

rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan dardargelin ah la qaatay Hoggaanka Maamulka Gobolka Banaadir

21st November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan lagu dardargelinayo howllaha ay bulshada Caasimadda u hayaan la qaatay masuuliyiinta ugu sarreysa Maamulka […]

farmaajo

Farriinta Madaxweynaha ee Maalinta Macallinka Soomaaliyeed

21st November 2020 admin 0

Farriinta Madaxweynaha Ee Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Nofeembar 21, 2020; Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee Qiimaha Badan,, Asalaamu Caleykum Wa Raxmatullaah Wabarakaatuhu, Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed awgeed, […]

karaash

Sawiro:Karaash oo dhagax dhigay xarunta hay’adda Garsoorka

21st November 2020 admin 0

Ku-simaha Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dhagax dhigay xarunta hay’adda Garsoorka Puntland. Munaasabadda dhagax dhigga dhismahan […]

Musharaxiinta

Shirka wadatashiga Musharixiinta oo Muqdisho ka furmay

21st November 2020 admin 0

Shirka wadatashiga musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2021-ka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho . Shirkan ayaa socon doona seddaxda maalmood ee soo socota, waxaana looga […]

dabageed

Sawiro:Yuusuf Dabageed oo Booday Xeryo ciidan oo ku yaala Baladwayne

21st November 2020 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Hirshabeelle ayaa kormeeray xerada […]

khayre

Xasan Cali khayre oo C/cabdishakuur raali galin kasiiyey weerarkii uu ku qaaday

20th November 2020 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaliya xasan cali khayre ahna musharaxa Madaxwaynaha Soomaliya ee doorashada Soo socota ayaa caawi gurigiisa ku booqday Gudoomiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan cabdi […]

deeqfaandhe

Daawo:Dood kulul oo looga Doodaya arimaha Doorashooyinka Soomaaliya oo london ka dhacday

20th November 2020 admin 0

Xarunta telefishinka Horn Cable ee Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa lagu qabtay Barmaamijka Xogwaran looga doodaya Arimaha Doorashooyinka Soomaliya iyo Gudiga Doorashooyinka ee Dowlada […]

wasiir cawad

Dhageyso:Wasiir Cawad oo sheegay inuu Farmaajo ku wargaliyey Xil ka qaadista

20th November 2020 admin 0

Wasiirkii hore arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay iyo waxa ka filay in Xilka Laga qaado. axmed […]

ubaxtahaliil

Sawiro:Xildhibaan Ubax Tahliil oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo

20th November 2020 admin 0

Xildhibaan Ubax Tahliil oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta […]

khayre

Ragii Khayre Riday oo soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay

20th November 2020 admin 0

waxaa Maanta dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho Ra’iisalwasaarihii hore Xasan Cali Khayre hadana ah Musharaxa Madaxwaynaha Soomaliya. Soo dhaweynta Xasan Cali Khayre ayaa waxaa […]

wasiir cawad

Wasiirki Arimaha Dibada oo xilka laga qaaday

19th November 2020 admin 0

Wareegto ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaharaha Soomaaliya ayaa waxaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya loogu magacaabay mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, kaasi oo badali doono […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes