Daawo:Dood kulul oo looga Doodaya arimaha Doorashooyinka Soomaaliya oo london ka dhacday

deeqfaandhe

Xarunta telefishinka Horn Cable ee Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxaa lagu qabtay Barmaamijka Xogwaran looga doodaya Arimaha Doorashooyinka Soomaliya iyo Gudiga Doorashooyinka ee Dowlada federaalka ay Magacawday.

Doodaan oo uu daadihinaayey wariye CabdiFitaax Shirwac ayna kala qayb galeen Cabdi Maxamed warsame “Deeq Faandhe” iyo Maxamed Nuur Qalimow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.