Dhageyso:Wasiir Cawad oo sheegay inuu Farmaajo ku wargaliyey Xil ka qaadista

wasiir cawad

Wasiirkii hore arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyay iyo waxa ka filay in Xilka Laga qaado.

axmed Ciise Cawad ayaa yiri “Madaxweyne Farmaajo ayaa igu wargaliyay in uu xilka iga qaadayo waana uga mahad celinayaa Madaxwaynaha sidii iigu magacaabay wasiirk mudadii sadexda sano ahayd”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.