Daawo:Midowga Musharaxiinta oo ka Warbixiyay Kulanka Muqdisho uga Furmay

Musharaxiinta

Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2021 oo shir uga furmay Muqdisho ayaa ka warbxiyey waxa shirkooda ku saabsanaa .

Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galay Musharaxiinta kala ah Xasan Cali Kheyre, Xasan Sheekh Maxamuud Shariif Sheekh Axmed, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Cabduqaadir Cosoble Cali, Daahir Maxamuud Geelle, Musstaf Sheekh Cali Dhuxulow, Cabdikariin Xuseen Guuleed, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo xubno kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.