Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

zakariya

Boliiska oo Cadaado ku qabtay nin ku lug lahaa dilkii Xamdi

16th September 2020 admin 0

Taliye ku xigeenka ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal Sakiya Xuseen ayaa sheegtay in ciidanka Boliiska Galmudug howlgal ay xalay xilli dambe ka sameeyeen magaalada Cadaado ay […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Beesha Caalamka usheegay Gedo in gacantiisa lagu soo celiyo

15th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka oo kala ah Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, Safiirka […]

xasanshiiq

Xasan Shiiq iyo Shiiq Shariif oo eed u jeediyey Dowlada Federaalka ah

15th September 2020 admin 0

Madasha Xisbiyada Qaran ee Hogaamiyaan xasan shiiq iyo shiiq Shariif ayaa shir ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ka soo saartay war-saxafadeed ay uga hadlayaan xaaladda […]

qoorqoor

Sawiro:Madaxweynaha Galmudug oo hortagay Aqalka sare

15th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudud Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta hortagay Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare BFS, kadib kulan gaar ah oo lagu casuumay Madaxweyne […]

maryan

Daawo:Xildhibanada oo loo baaqay inay ka tobadkenaan Gafkii ay Diinta u gaysteen

15th September 2020 admin 0

Shiiq Cali Wajiis oo kamida Culumada Soomaliyeed ayaa Xildhibanada Dowlada federaalka ah ugu baaqay inay ka Towbad Keenan gafkii ay u gaysteen Diinta Islaamka iyo […]

Wasiir

Waa Tuma wasiirka Soo gudbiyey Xeerka ka soo horjeeda dhaqanka Islaamka

15th September 2020 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabiraxmaan ayaa si kulul uga hadlay shalay qodob ka mid ahaa qodobadii loo soo gudbiyay Golaha Shacabka kaasi oo […]

qoorqoor

Qoorqoor oo dalbaday Inuu ka qayb gala kulanka Aqalka Sarre

15th September 2020 admin 0

Madaxweynaha  Maamul Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta lagu wadaa inuu ka qeyb-galo kulanka Aqalka Sare ee Somalia.Qoor Qoor ayaa la […]

Lafagareen

Lafta Gareen oo kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

15th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamul goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa hoyga uu ka deganyahay muqdisho kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Generaal […]

beesha

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay Shirka Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

14th September 2020 admin 0

Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeysay wada hadalka u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. War Qoraala oo kasoo baxay […]

Mursal

Guddoomiye Mursal oo Si Kulul Uga Hadlay Qodob ka hor imaanaya Diinta Islaamka

14th September 2020 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabiraxmaan ayaa si kulul uga hadlay qodob ka mid ahaa qodobadii maanta loo soo gudbiyay Golaha Shacabka kaasi […]

cabdinuur

Ku Xigeenka agaasimaha Guud oo Xilka la wareegay

14th September 2020 admin 0

Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad […]

calibunow

Barasaabkii Gariisa Cali Bunow oo Nairobi Lagu Xiray

14th September 2020 admin 0

Barasaabkii Ismaamulka Gaarisa Cali Bunow ayaa Maanta Ciidmada Boliiska Kenya kawateen Xarunta la dagaalanka musuqmaasuqa Kenya Ethics and Anti-Corruption Commission EACC. Todobaadkii tagay ayey ahayd […]

dagaal

Ciidamada Xooga Dalka Shabaab ku laayey Bariire

14th September 2020 admin 0

Ururka 143 ee Ciidanka xoogga dalka ayaa tiro maleyshiyaad ah oo ka tirsan argagixisada Al-shabaab ku dilay howl gal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka […]

asluub

Sawiro:Tababar loo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka Asluubta Soomaaiyeed

14th September 2020 admin 0

Munsabad tababar loogu xirayay dufcadii 1aad ee ciidamo ka tirsan Asluubta islamarkaana tababar kale loogu furay dufcadii 2aad ee  ciidamada Asluubta ayaa waxaa ka qeebgalay […]

Farmaajo

Shirkii Dowlada iyo Maamul Goboleedyada oo Maalinta 2-aad Galay

14th September 2020 admin 0

Waxaa maalintii labaad galay shirkii ka socday Madaxtooyada Soomaaliya ee u dhaxeeyey dowladda federaalka ah iyo Maamul goboleedyada. Shirkan oo ay ka qayb galayaan madaxweynaha […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes