Waa Tuma wasiirka Soo gudbiyey Xeerka ka soo horjeeda dhaqanka Islaamka

Wasiir

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabiraxmaan ayaa si kulul uga hadlay shalay qodob ka mid ahaa qodobadii loo soo gudbiyay Golaha Shacabka kaasi oo la doonayay in looga hadlo fadhigiip Golaha Shacabka.

Gudoomiye Mursal ayaa Waxaa uu sheegay sharciyada laga doodayay in uu ku jiray qodob ka hor imaanaya diinta Islaamka kaasi oo horay ay usoo Ansixiyeen Golaha wasiirada, balse xildhibaanada ay diideen in ay meel mariyaan sharcigaas oo diinta islaamka si cad uga hor imaanaya.

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Deeqa Yaasiin ayaa ah wasiirada Soo gudbisay xeerka kasoo horjeeda dhaqanka Soomaliyeed iyo Diinta Islaamka, Wasiirada Haweenka ayaa diiday inay dib ula noqoto xeerkaan oo ah mid laga soo keenay dhaqanka Gaalada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.