Xasan Shiiq iyo Shiiq Shariif oo eed u jeediyey Dowlada Federaalka ah

xasanshiiq

Madasha Xisbiyada Qaran ee Hogaamiyaan xasan shiiq iyo shiiq Shariif ayaa shir ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ka soo saartay war-saxafadeed ay uga hadlayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo  magacaabis la’aanta Ra’iisul Wasaaraha dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.