Axmed Madoobe oo Beesha Caalamka usheegay Gedo in gacantiisa lagu soo celiyo

axmedmadoobe

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka oo kala ah Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, Safiirka Ingiriiska Ben Fender, iyo Wakiilo ka kala kasocday Maraykanka iyo Midowga Afrika.

Kulankan ayaa lagaga hadlayay Arimaha Doorashooyinka, Siyaasayada iyo amaanka iyadoo si qoto dheer loo falanqeeyay Xaalada kala guurka ah iyo sidii ay u dhici lahayd Doorasho la isla ogolyahay.

Axmed Madoobe ayaa Beesha Caalamka ka codsaday inay Madaxwayne farmaajo lagu cadaadiyo inuu Gedo kusoo celiyo Gacanta maamulka Jubbaland Ciidamada Dowladana laga soo saaro.

axmedmadoobe
axmedmadoobe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.