Guddoomiye Mursal oo Si Kulul Uga Hadlay Qodob ka hor imaanaya Diinta Islaamka

Mursal

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabiraxmaan ayaa si kulul uga hadlay qodob ka mid ahaa qodobadii maanta loo soo gudbiyay Golaha Shacabka kaasi oo la doonayay in looga hadlo fadhigii maanta ee Golaha Shacabka.

Gudoomiye Mursal aya sheegay sharciga Maanta laga doodayay in uu ku jiray qodob ka hor imaanaya diinta iyo dhaqanka Islaamka kaasi oo horay ay usoo Ansixiyeen Golaha wasiirada, balse xildhibaanada ayuu sheegay in ay diideen in ay meel mariyaan sharcigaas oo diinta islaamka si cad uga hor imaanaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.