Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2020

xamza

Daawo:Magaalada Afgooye oo biyo qariyeen iyo lacag 500 oo kun oo lagaarsiinayo

23rd August 2020 admin 0

Sihayaha Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza, Guddoomoyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cali Saciid Fiqi, iyo Goddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose […]

cabdixaashi

Maxay Soomaalidu ka Baran Kartaa Shirarkii Samareeb 1, 2, iyo 3

23rd August 2020 admin 0

Soomaalidu dhaqan wax qora oo taariikhda keydiya malaha,marka laga reebo Suugaanleeyda oo hadba waayaha markaas jira tixo ku cabira,waana waxa kaliya taarikhii hore ee la […]

xasanshiiq

Madasha Xisbiyada qaran oo ka hadashay Shirkii Dhuusamareeb

22nd August 2020 admin 0

Madasha Xibiyada qaran ayaa soo dhaweeyay Shirkii Dhuusamareeb 3, waxaana Madashu ay caddeysay Mowqifkooda ku aaddan shirkaas iyo waxa kasoo baxay. Warsaxaafadeed kasoo baxay Madasha […]

laftagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Baydho kusoo laabtay

22nd August 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dib ugu so laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay […]

kufsi

Daawo:Maxkamada Baydhabo oo xukun ku riday nin kufsaday Gabar 9 sano jir ah

22nd August 2020 admin 0

Maxkamadda Gobolka baay ayaa go’aamisey xukunka dambiile loo heysto kufsi gabar 9 sano jir ah oo layiraahdo Ayni Cabdulaahi. Maxkamada Gobolka Baay ee Magaalada Baydhabo […]

qamro

Dhageyso:Boliiska Caabudwaaq oo Gacanta kusoo dhigay qamri laga keenay Itoobiya

22nd August 2020 admin 0

Ciidanka Boliiska degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan degmada waxey ku soo qabteen maandooriyaha Qamriga iyo dadkii ka […]

baladwayne

Sawiro:Xaflad uu xilka kula wareegayay taliyaha cusub ee guutada 5-aad ayaa lagu qabtay Beledweyne

22nd August 2020 admin 0

Munaasabad ay xilka kula kala wareegayaan taliyaha cusub ee guutada 5-aad qeybta 27-aad ciidanka xoogga dalka gobolka Hiiraan, korneyl,  Maxamuud Xasan Ibraahin “Baakaay” iyo taliyihii […]

cumar

Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo kulan laqaatay Bulshada Sama Reeb

22nd August 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalda Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish” ayaa xalay kulan is-wareysi ah la qaatay dhallinyarada iyo maamulka magaalada Sama-reeb […]

deni

Akhriso:Deni iyo Axmed Madoobe oo Qaadacay qodobadii Shirkii Dhuusamareb 3

22nd August 2020 admin 0

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe ayaa Qaadacay qodobadii kasoo baxay Shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Magaalada Dhuusamareeb Magacii ka badalay

21st August 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaca ka badalay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Magaca Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxuu dhaliyey […]

Cumar

Daawo:Cumar Filish oo ka hadlay Maqaamka Gobolka Banaadir

21st August 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Maaxmed Maxamuud Cumar Filish ayaa madaxweyne farmaajo uga mahadceliyay qaabkii uu dadaalka ugu bxiiyay maqaamka muqdisho, waxaana uu sheegay in arrintaasi […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo ayaa Muqdisho kusoo Laabtay

21st August 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb […]

omaar

Wasiir omaar oo ka hadlay Sababta aan loo fasaxin Jaadka

21st August 2020 admin 0

Sii hayaha wasiirka gadiidka iyo duulista hawada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi salaad (Oomaar) oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka ee ka […]

farmaajo

Akhriso:Warmurtiyeedkii Shirkii Dhuusamareeb 3

20th August 2020 admin 0

Shir Madaxeedkii Wadatashiga Hannaanka Doorashada 2021 Ee Dhuusamareeb 3 ayaa kusoo idlaaday Guul iyo Miro-dhal.Waxaana kasoo baxay WarMurtiyeedkaan wadajireed oo ay soo saareen DFS, Dowlad […]

sayid

Kulankii golaha Amniga Jubbaland oo loogu duceeyey Madaxwaynaha Jubbaland

20th August 2020 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Goboleedka Jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada Jubbaland . Kulankan waxaa ka qaybgalay xubnaha […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes