Daawo:Maxkamada Baydhabo oo xukun ku riday nin kufsaday Gabar 9 sano jir ah

kufsi

Maxkamadda Gobolka baay ayaa go’aamisey xukunka dambiile loo heysto kufsi gabar 9 sano jir ah oo layiraahdo Ayni Cabdulaahi.

Maxkamada Gobolka Baay ee Magaalada Baydhabo ayaa waxay u fariistay Dacwad ka dhana Dambiile Maxamed Aadan Cali 20 Jir waxayna Maxkamada ku heshay Maxamed Aadan Dambiigii lagu soo eedeyey waxayna ku xukuntay 5 sano Xarag ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.