Daawo:Magaalada Afgooye oo biyo qariyeen iyo lacag 500 oo kun oo lagaarsiinayo

xamza

Sihayaha Wasiirka Gargaarka Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xamza Saciid Xamza, Guddoomoyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cali Saciid Fiqi, iyo Goddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa kormeer ku tagay xaafadaha uu ku fatahay wabiga Shabelle ee Degmada Afgooye.

Wafdiga ayaa  indha-indheyn ku sameeyay Isbitaaalka Degmada oo iminka shaqeynaya iyo Buundada, waxaana ay sidoo kale kormeereen qaar ka md ah xaafadihii ay biyaha saameeyeen.

Waftigaan gaaray Afgooyo ayaa sheegay in dhawaan imaanayso lacagtii 500 Boqol oo kun ee dowlada ugu deeqday Fatahaada Afgooya taas oo wax looga qabanayo Baahiyaha Jira.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.