Daawo:Cumar Filish oo ka hadlay Maqaamka Gobolka Banaadir

Cumar

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Cumar Maaxmed Maxamuud Cumar Filish ayaa madaxweyne farmaajo uga mahadceliyay qaabkii uu dadaalka ugu bxiiyay maqaamka muqdisho, waxaana uu sheegay in arrintaasi ay ahayd guul usoo hoyatay shacabka Muqdisho.

Waxaa sheegay in farmaajo uu Xildhibaanada labada aqal ka codsaday in ay ansixiyaan Matalaadda Gobolka Banaadir, sidoo kale waxaa uu mahad gaar ah u jeediyay Xildhibaanada Golaha shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.