Akhriso:Deni iyo Axmed Madoobe oo Qaadacay qodobadii Shirkii Dhuusamareb 3

deni

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe ayaa Qaadacay qodobadii kasoo baxay Shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Dhuusamreeb ee Caasumada Galmudug.

War-saxaafadeedkan ay soo wada Jubbaland iyo Puntland ayaa waxaa lagu caddeeyay in aysan ka qeyb aheyn, laguna meteli karin Shirkii ka dhacay Dhuusamareeb, kaasi oo ka qeyb galeen Dowlada Federaalka ah , maamulada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.