Madasha Xisbiyada qaran oo ka hadashay Shirkii Dhuusamareeb

xasanshiiq

Madasha Xibiyada qaran ayaa soo dhaweeyay Shirkii Dhuusamareeb 3, waxaana Madashu ay caddeysay Mowqifkooda ku aaddan shirkaas iyo waxa kasoo baxay.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada qaran ayaa lagu soo dhaweeyay Qodabadii kasoo baxay war murtiyeedkii Shirkii Dhuusamareeb 3 kaas oo lagu sheegay Doorashada inay Waqtigeedii ku dhacayso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.