Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2020

axmed madoobe

Daawo:kulan Lagu taagerayo hadalkii Francisco Manderia ayaa ka dhacay Garbahaaray

27th May 2020 admin 0

Magaalada Gabahaaray ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay kulan looga soo Horjeedo heshiiskii Axmed Madoobe iyo saaxiibadii laguna diidan yahay Hadaladii kasoo yeeray Madaxwayne […]

cadaado

Sawiro:Dowladda oo gurmad caafimaad gaarsiisay Cadaado

27th May 2020 admin 0

Diyaarad siday agab caafimaad ayaa maanta gelinta dambe ka degtay garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado, iyadoo ay la socdeen dhakhaatiir caafimaad oo howlo baaritaanno ah oo […]

fiqi

Sawiro:Fiqi oo la wareegay Isbaaradii Gaalkacyo ee Bulshada lagu baaran Jiray

27th May 2020 admin 0

Wasaaradda amniga maamul goboleedka Galmudug ayaa ciidamada Booliska dowladda federaalka ku wareejisay koontaroolada magaalada Gaalkacyo oo markii hore ay joogeen maleeshiyo beeleed. Wasiirka amniga maamulka […]

qashin

Wadooyinka kismaayo oo Qashin iyo haraadiga dhismaayasha qadiimiga dib lagu dayac-tirayo

27th May 2020 admin 0

Tani Waa tacadi Weyn Oo loo geysanayo Xuquuqda Aadanaha, Waayo bini Aadamka Waxaa ay xaq u leeyihiin inay helaan Amni iyo bey-o ku haboon in […]

qaasim

Daawo:Xildhibaan Waxar oo ka horyimid Heshiiska Axmed Madoobe iyo Saaxiibadii

27th May 2020 admin 0

Xildhibaanada Isbadal Doonka Jubbaland ayaa ka hor yimid Heshiiskii Axmed Madoobe iyo Saaxiibadii ku dhexmaray Nairobi. Xildhibaanad Maxamed Qaasim waxar ayaa sheegay heshiiskaas inuu ahaa […]

Fartaag

Daawo:Senator Fartaag oo sheegay inuu hadlayo

26th May 2020 admin 0

Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka tirsan xisbiga UPD ee Hogaamiyo Madaxwaynihii hore Soomaliya Xasan Shiiq ayaa waxuu sheegay inuu ka hadlayo Faragalinta Dowlada Federaalka ah ee […]

cumar filish

Daawo:Maamulka Dayniile oo ka Hadlay burbur loo gaystay Dayniile iyo Cumar Filsih oo gaaray

26th May 2020 admin 0

Guddoomiyaha Degmada deyniile ee Gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Jacfar ayaa ka hadlay dagaal xoogan oo ka dhacay qeyb kamid ah degmadaas oo u dhexeeyay Ciidamo […]

Wasiir

Hoos u dhac ku yimid tirada kiisaska Covid-19 ee Gobolka Banaadir

26th May 2020 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwan geliyay 22-kiis oo cudurka Covid-19 ah. War kasoo baxay […]

marka

Sawiro:Marko oo laga dhagax dhigayXarunta gobolka Shabeellaha Hoose

26th May 2020 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha dowlad-goboleedka koofur galbeed Soomaaliya  Maxamed Abuukar Cabdi ayaa maanta gaaray magaalada Marko ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ,waxaana isaga […]

dagaal

Hawgal Qorshayn oo lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

26th May 2020 admin 0

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday fariisin ay maleeshiyada  Al-Shabaab  ku leeyihiin inta u dhexeysa degmooyinka Buula burde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. […]

coronavirus

Dad Cadaado ugu dhintay Covid19 iyo Oxygen la’aan kajirta

26th May 2020 admin 0

Isbitaalka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Maanta ku geeriyooday Afar Qof oo loo malaynayo inay qabeen Cudurka Dilaaga ah ee CoronaVirus. Maamulka isbitaalka […]

waayeel

Galmudug oo Gudi u magacowday Dhismaha golayaasha Deegaanka

26th May 2020 admin 0

Wasaaradda arrimaha Galmudug ayaa magacaawday guddiga dhisidda Goloyaasha deegaanka Degmooyinka Galmudug.

deni

Daawo:Deni oo Dhaariyey wasiiradii ay isku Qilaafeen Karaash

26th May 2020 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid C/laahi Dani Ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku Dhaariyey Golihiisi Wasiirada ee uu Dhawaan Soo Magacaabay. Golahan wasiirada ee Cusub ayaa […]

xaliimoyaray

Kalfadhiga Baarlamaanka oo furmaya iyo Xaliimo yareey oo hortageysa

25th May 2020 admin 0

Guddiga joogtada iyo guddoonka labada aqal ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa isku raacay in kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka […]

deni

Maxaa kajira eedeymaha Puntland Dowlada usoo jeedisay

25th May 2020 admin 0

Laga soo bilaabo maamulkii hore Puntland ee uu hogaaminaayey Cabdiwali Gaas ilaa Kan hada ee Madaxwayne Deni waxaa Puntland ka jiray Khilaaf u dhexeeya Madaxda […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes